Home Horyaalka Germalka Sidee loo kala hogaminayaa horyaalka Germalka gool dhalinta caawinta iyo dhibcaha.

Sidee loo kala hogaminayaa horyaalka Germalka gool dhalinta caawinta iyo dhibcaha.

0

Kulanti wanaagsan dhamaan saaxibada ku xiran website ka Ciyaaro.com waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa qaabka loo kala hogaaminayo hroyaalka wadanka chermalka iyo wiliba xidigaha ku tartamayo kabta gooldhalinta horyaalka iyo tan yurub oo dhan.

Kala sareynta horyaalka Chermalka:

1- Bayern Munich 52 dhibcood.

2- Rb Leipzig 50 dhibcood.

3- Wolfsbrug 45 dhibcood.

4- Frankfurd 42 dhibcood.

5- dortmound 39 dhibcood.

Kala sareynta gooldhalinta:

1- Lewandowski 28 gool.

2- Andre Silva 19 gool.

3- Halland 17 gool.

4- weghorst 14 gool.

5- kramaric 13 gool.

Kala sareynta dhanka caawinta:

1- Muller 11 caawin.

2- Kummich 10 caawin.

3- coman 9 caawin

4- Sancho 9 caawin.

5- Hofman 9 caawin

6- Kostic 9 caawin.

 

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here