Kulamo ka tirsan Horyaalka Serie A italy ayaa la ciyaartay todobaadkii 6aad iyadoo isbadal uu ku dhacay Hogaanka horyaalka.
Kooxda Napoli ayaa qabatay horyaalka Taliyaaniga kuwaasi oo guul muhiim ah gaaray waxaa sidoo kale badiyay kooxaha Juventus iyo Ac Milan halka bar-baro lagu qabtay kooxda Inter Milan.
Sheekada Xiisaha leh ayaa ah in kooxda Roma ay guul daro kala kulantay kooxda Lazio todobaadkan.
Kulamada dhacay kadib sidoo loo kala horeeyaa 10 u sareysa
P | Team | M | W | D | L | GD | P |
---|---|---|---|---|---|---|---|
1 | Napoli | 6 | 6 | 0 | 0 | 14 | 18 |
2 | AC Milan | 6 | 5 | 1 | 0 | 9 | 16 |
3 | Inter | 6 | 4 | 2 | 0 | 13 | 14 |
4 | Roma | 6 | 4 | 0 | 2 | 6 | 12 |
5 | Fiorentina | 6 | 4 | 0 | 2 | 0 | 12 |
6 | Lazio | 6 | 3 | 2 | 1 | 6 | 11 |
7 | Atalanta | 6 | 3 | 2 | 1 | 2 | 11 |
8 | Empoli | 6 | 3 | 0 | 3 | -1 | 9 |
9 | Juventus | 6 | 2 | 2 | 2 | 0 | 8 |
10 | Bologna | 6 | 2 | 2 | 2 | -5 | 8 |
11 | Torino | 5 | 2 | 1 | 2 | 3 | 7 |
Dhanka kale gool dhalinta horyaalka ayaa ah mid meel xiiso ah mareyso waxana hogaaminaya Ciro Immobile oo ka tirsan kooxda Lazio, Dzeko oo dhawaan ku biiray Inter Milan ayaa kaalinta labaad ku jira.
Ciro Immobile Lazio 6 gool
Edin Dzeko Inter milan 5 gool
Dusan Vlahovic Fiorentina 4 gool
João Pedro Cagliari 4 gool
Jordan Veretout Roma 4 gool
Lautaro Martinez Inter milan 4 gool
Mattia Destro Genoa 4 gool
Victor Osimhen Napoli 4 gool