Home Warka Xiisaha Leh Suuqa kala iibsiga oo saacado kadib soo xirmaya iyo waxa ay tahay...

Suuqa kala iibsiga oo saacado kadib soo xirmaya iyo waxa ay tahay inaad ka ogaato

0

Waxaa maanta oo Jimca ah lagu wadaa inuu soo xirmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xilli ciyaareedkan, kaas oo laga diiwaan geliyay rikoor gaar ahaan horyaalka premier league-a, oo lacago badan ku iibsaday ciyaartooy kala duwan.

Xiliyo kala duwan ayuu suuqa soo xirmi doonaa. Suuqa horyaalka Ingiriiska ee Premier League-a ayaa xirmi doona caawa 11-ka habeennimo. Suuqa u furan Sacuudiga oo ay u wareegeen ciyaartooy laacibiin ah ayaa ku eg 7-da bishan Septeembar.

Ciyaaryahanka kooxda Liverpool, Mohamed Salah ayaa la hadal hayaa inuu ku biiri doono koox ka dhisan Sacuudiga oo dalab uga yimid.

Manchester United waxay dooneysaa inay kooxda keento daqiiqadaha ugu dambeeya,ciyaaryahanka Chlesea, Marc Cucurella iyo Sofyan Amrabat oo u dheela kooxda Florenytina.

Barcelona wuxuu bartilmaameedkeedu yahay Joao Cancelo oo u dheela Manchester City.

Previous articleBarcelona oo heshiis la gaaratay xiddiga reer Portugal ee Joao Felix
Next articleArsenal oo macasalaamaysay difaac muddo siddeed sannadood ah joogay Emirates Stadium oo ugu dambayntii ka degay koox kale oo horyaalka Premier League ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here