Switzerland 1-0 Cameroon: Breel Embolo oo ka Caawiyay Swiss-ka inay guul ku daah-furtaan Koobka

Xulka Cameroon ayaa kulankooda ugu horeeyay ee koobka Adduunka waxay ku daah-furteen guuldaro lama filaan ah oo kasoo gaartay Switzerland.

Labada Xul oo ciyaaray kulankooda ugu horeeyay ee koobka Adduunka ayaa ku wada jira Guruubka G.

Daqiiqadii 48aad ee ciyaarta Xidiga Breel Embolo oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Cameroon lakin matala Switzerland ayaa dhaliyay goolka kaliya ee Xulkiisa ku badiyay Goolkaasi oo yimid qeybta labaad ee ciyaarta.

Ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 1-0 ay guushu ku raacday Switzerland oo yeelatay saddex dhibcood iyaga oo hoggaanka u qabtay group G oo ay ku wehelinayaan Brazil iyo Serbia oo caawa wada ciyaaraya.

Shaxda Kulanka ee Labada Xul

Switzerland XI: Sommer, Shaqiri, Rodriguez, Xhaka, Freuler, S.Widmer, Elvedi, Embolo, Sow, Akanji, Rubén Vargas

Subs: Frei, H. Seferović, Schar, E.Fernandes, Gregor Kobel, Jonas Omlin, Eray Cömert, Zakaria, Christian Fassnacht, Michel Aebischer, Noah Okafor, Philipp Köhn, Fabian Rieder, Ardon Jashari

Cameroon XI: Choupo-Moting, Nkoulou, Ekambi, Castelletto, Collins Fai, Onana, Anguissa, Samuel Oum Gouet, Nouhou Tolo, Martin Hongla, Bryan Mbeumo

Subs: Vincent Aboubakar, Devis Epassy, Jean-Pierre Nsame, Olivier Ntcham, Nicolas Moumi Ngamaleu, G.K Nkoudou, Pierre Kunde, Gaël Ondoua, Christian Bassogog, Enzo Ebosse, Olivier Mbaizo, Christopher Wooh, Souaibou Marou, Jerome Ngom Mbekeli, Ngapandouetnbu

 

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*