Home Suuqa Kala iibsiga Taageerayaasha Man United oo Erik Ten Hag waydiiyay Saxiixa daafaca kooxda Bayern...

Taageerayaasha Man United oo Erik Ten Hag waydiiyay Saxiixa daafaca kooxda Bayern Munich ee Matthijs de Ligt.

0

Taageerayaasha Man United ayaa tababaraha Man United ee Erik Ten Hag waydiiyay Saxiixa daafaca kooxda Bayern Munich ee Matthijs de Ligt.

Taageere ayaa Ten Hag waydiiyay”Erik, Goorma Ayuu De Lig imanayaa Man United?.

Tababare Ten Hag ayaa ku jawaabay”Miyaad doonaysaa”.

Jawaabta seddexda kelmood ee uu tababaraha reer Holland siiyay ayaa dhalisay hadal heyn ku saabsan xiisaha United ay u qabto daafaca reer Holland

Iyadoo United ay horey u sameysay saxiixyo ay ka mid yihiin Leny Yoro iyo Joshua Zirkzee, kooxdu waxay sii wadaa raadinta xoojinta, gaar ahaan booska daafaca dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here