Home Wararka Ciyaaraha Tababaraha AC Milan Pioli oo xaqiijiyay heshiiska Thaw

Tababaraha AC Milan Pioli oo xaqiijiyay heshiiska Thaw

0
Ad

Daafaca Schalke 04 Malick Thiaw ayaa ku biiraya AC Milan .

Kadib guushii ay ka gaareen Bologna , tababaraha Milan Stefano Pioli ayaa xaqiijiyay in heshiis lala gaaray Thiaw.

Ad

“Waa ciyaaryahan leh awood weyn, degdeg ah, caqli badan, kuna darsaday mid jireed,” ayuu yiri Pioli.

“Waxa uu leeyahay farsamo fiican, sidaas darteed waxa uu leeyahay sifooyinka saxda ah ee uu kaga mid noqon karo kooxdeena”.

Previous articleArsenal oo guul 2-1 ah ka gaartay kooxda Fulham Hogaanka Premier League-gana dib ula wareegtay
Next articleGuardiola oo amaanay habdhaqanka Haaland ka dib qaab ciyaareedkii uu u dhaliyay saddexley

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here