Tababaraha Chelsea Tuchel oo weli doonaya daafaca PSG Kimpembe

Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa weli doonaya daafaca PSG Presnel Kimpembe .

Sky Sports ayaa sheegaysa in Chelsea ay xiiseyneyso saxiixa Kimpembe xagaagan.

Blues ayaa xiddiga PSG galisay liiska xiddigaha diirada u saaran daafaca dhexe.

Tababaraha Chelsea Tuchel ayaa u texgeliya inuu yahay bartilmaameedka koowaad si uu u xoojiyo difaaciisa xilli ciyaareedka soo socda.

Jarmalku waxa uu Kimpembe kala soo shaqeeyay tababare ahaan PSG waxana uu wali taageere weyn u yahay daafacyada kala duwan.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*