Tababaraha Juventus Massimiliano Allegri oo Magaaabay Kooxaha ku Guuleysan Kara Champions league-ga

Tababaraha Juventus Massimiliano Allegri ayaa Liverpool iyo Manchester City u magacaabay shanta kooxood ee uu u arko inay xilli ciyaareedkan qaadi karaan Champions League.

Si kastaba ha ahaatee, Manchester United iyo Chelsea Ayuu meesha ka saaray Macalin Allegri Inay qaadi karaan Koobkan.

Taa bedelkeeda, Allegri wuxuu qabaa in Bayern Munich, Real Madrid iyo Paris Saint-Germain ay ku jiraan tartanka loogu jiro hanashada abaalmarinta Yurub.

Wuxuu u sheegay 90min: “Waxaan u maleynayaa in kuwa ugu cadcad daabacan Champions League ay yihiin: Liverpool, Bayern, Manchester City, Real [Madrid] iyo PSG.”

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*