Home Suuqa Kala iibsiga Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta oo hadlay kadib bar-barihii ay kooxdiisu la...

Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta oo hadlay kadib bar-barihii ay kooxdiisu la gashay kooxda Brighton

0

Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa hadlay kadib bar-barihii ay kooxdiisu la gashay kooxda Brighton kulan ka tirsanaa horyaalka Premier league.

Kooxda Arsenal ayaa bar-baro la gashay kooxda Brighton kulan ku dhamaaday bar-baro 1/1 ah kulan ka dhacay Emirates.

Tababare Arteta ayaa aaminsan in ay kooxdiisu u qalantay in ay guul ka gaadho kulanka premier League.

Arteta ayaa yiri: “Guud ahaan, markii aan kula ciyaaraynay 11 xiddig waxa aan u qalanay in aan badino kulanka”.

“Sidoo kale xitaa markii aan 10 ciyaartoy ahayn waxa aan u qalanay in aan badino kulanka”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here