Home Wararka Ciyaaraha Tababaraha kooxda Chelsea Pochettino oo Xiriir la sameeyay Neymar

Tababaraha kooxda Chelsea Pochettino oo Xiriir la sameeyay Neymar

0

Tababaraha kooxda chelsea ee Mauricio Pochettino ayaa doonaya inuu dib ula midoobo xiddiga kooxda PSG ee Neymar.

Milkiilaha kooxda Chelsea Todd Boehly ayaa xiriir la sameeyay kooxda PSG oo ku saabsan xaalada Neymar xilli uu xiddiga reer Brazil dalbaday in la iibiyo.

Pochettino ayaa la soo shaqeeyay ku dhawaad ​​labo xilli ciyaareed Neymar isaga oo tababare u ah kooxda PSG .

Si kastaba ha ahaatee, London Evening Standard ayaa sheegaysa in xiddiga Macalinka Argentina uusan sidaa u dooneynin inuu weeraryahanka keeno Chelsea .

Pochettino ayaa ku faraxsan shaqsiyaadka hadda ku jira gudaha qolka labiska ee Chelsea.

Previous articleArsenal oo dalab ka gudbisay weeraryahanka Barcelona Ansu Fati
Next articleNeymar Jr Magacaabay afar kooxood oo horyaalka Premier League ah oo uu xiisaynayo inuu u ciyaaro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here