Tababaraha kooxda Juventus Allegri oo ku dhawaaqay kabtanka cusub ee kooxda

Tababaraha kooxda Juventus Max Allegri ayaa ku dhawaaqay in Leonardo Bonucci uu yahay kabtanka cusub ee kooxda.

Bonucci wuxuu bedelay Giorgio Chiellini , kaasoo ka tagaya dhamaadka xilli ciyaareedka.

Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id kahor kulanka Lazio , Allegri ayaa xaqiijiyay in Bonucci uu xiran doono calaamada Kabtanimada xilli ciyaareedka soo aadan.

Tababaraha ayaa sidoo kale yiri: “Shakhsiyadda kooxdu waa ay kortay xilli ciyaareedkan oo dhan.

“Kulankii Arbacada, waanu awoodi weynay inaan keeno Coppa Italia. Marka aanad guulaysan, uma baahnid inaad hadasho laakiin diirada saar waxa loo baahan yahay in la qabto xilli ciyaareedka soo socda.”

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*