Home Warar Ciyaaraha Maanta Tababaraha Kooxda Liverpool ee Arne Slot oo isku qoray taariikhda premier League.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Arne Slot oo isku qoray taariikhda premier League.

0

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Arne Slot ayaa isku qoray taariikhda premier League.

Slot ayaa Liverpool ku hogaamiyay guul ay ka gaadheen kooxda Man United kulan ka tirsanaa premier League.

Liverpool oo uu Slot hogaaminayo ayaa badisay 3-dii kulan ee ugu horaysay ee premier League iyaga oo aan wax gool ah laga dhalin.

Tababaraha Liverpool ee Arne Slot ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee badiyay 3-dii kulan ee ugu horeeyay horyaalka iyada oo aan wax gool ah laga dhalin.

Tababarihii ugu dambeeyay ee sidaas sameeyay ayaa ah Sven-Göran Eriksson oo rikoodhkaas dhigay sanadkii 2007

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here