Home Warar Ciyaaraha Maanta Tababaraha Kooxda Real Madrid oo sheegay tirada Goolasha uu ka filayo xiddigiisa...

Tababaraha Kooxda Real Madrid oo sheegay tirada Goolasha uu ka filayo xiddigiisa Kylian Mbappe xilli ciyaareedkan.

0

Tababaraha Kooxda Real Madrid ayaa sheegay tirada Goolasha uu ka filayo xiddigiisa Kylian Mbappe xilli ciyaareedkan.

Mbappe ayaa kulankii ugu horeeyay u saftay kooxda Real Madrid kulankii UEFA Super Cup ee ay ka badiyeen Atalanta.

Xiddiga reer France ayaa furtay akoonkiisa goolasha Real Madrid isaga ood dhaliyay goolkii 2-aad ee kooxdiisa.

Mbappe ma dhalin karaa 50 gool?ayaa la waydiiyay Ancelotti waxana uu ku jawaabay”Waxa uu leeyahay Tayada uu ku dhalin karo”.

“Waa inaan raadinaa isku dheelitirka kooxda, maantana waan haysanaa”ayuu sii raaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here