Home Suuqa Kala iibsiga Tababaraha Liverpool Arne Slot oo Durbaba Dortau Badalka Salah

Tababaraha Liverpool Arne Slot oo Durbaba Dortau Badalka Salah

0

Tababaraha Liverpool Arne Slot ayuu  go’aan adag horyaalaa marka uu ka fikirayo badalka riyada Mohamed Salah.

Halyeyga reer Masar ayaa muddo dheer joogay kooxda arint ugu hadal haynta badan ayaa ah cidda badali doonta isaga.

Heshiiska Salah wuxuu dhacayaa 2025, welina ma jiro wax horumar ah oo ku saabsan qandaraaska. In kasta oo ay u muuqan karto mid aan suurtogal ahayn in xiddiga garabka ka ciyaara uu ka tago kooxda aadka u jecel.

Xilli lala xidhiidhinayo kooxaha sucuudiga slot ayaa u muuqda mid doortay xiddiga buuxin kara booska Salah.

Tababarah Liverpool ayaa Xiddiga Napoli ee Khvicha Kvaratskhelia u doortay xiddiga buuxin kara booska Salah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here