Home Horyaalka Ingiriiska Tammy Abraham oo doonaya inuu ka tago chelsea hadii ay fasaxaan.

Tammy Abraham oo doonaya inuu ka tago chelsea hadii ay fasaxaan.

0

Weerayahanka kooxda Abraham ayaa jeclaan lahaa hadii Chelsea ay rabto inay iibiso sida ay qortay Telegraph 23 jirka ayaa loo arki karaa inuu ka badan yahay baahiyaha Blues xagaagan marka laga hadlo bandhigyada ay sameeynayan Safka uu heysto Thuchel.

Sida warbixinnada Chelsea ay sheegayaan blues waxay doonaysaa inay la soo wareegaan weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Haaland xagaaga marka la fiiriyo waa xidig ka dhalis badan Tammy Abraham.

Telegraph ayaa soo warinaysa in West Ham United, Leicester City, Southampton, Brighton iyo Aston Villa ay ka mid noqon doonaan kuwa uu ku biiri karo waxaana markaas halis badan ku noqon doonaa kooxaha waaweyn ee ka dheela premier league.

Abraham ayaa dhaliyay 21 gool labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeysay Premier League ee uu ku sugnaa kooxda Chelsea.

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here