Home Warar Ciyaaraha Maanta Tartanka Gooldhalinta Premier League Oo Mel Xasaasi ah Maraaya.

Tartanka Gooldhalinta Premier League Oo Mel Xasaasi ah Maraaya.

0

Tartanka horyaalka premier League ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo kooxo badan wacdaro dhigayaan.

Sidoo kale xiddigo badan ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib iyaga oo dhaliyay goolal badan.

Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa dhaliyay goolasha ugu badan horyaalka premier Legaue ilaa haatan.

Haaland ayaa dhaliyay 10 gool 5 kulan oo uu ciyaaray ilaa haatan xilli ciyaareedka premier League.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Liverpool ee Luis Diaz kaas oo dhaliyay 5 gool ilaa haatan horyaalka premier League.

Waxa ku xiga xiddigaha Bryan Mbuemo oo dhaliyay 4 gool una ciyaara Brentford, Jhon Duran oo dhaliyay 4 gool una ciyaara Aston Villa iyo xiddiga chelsea ee Nicolas Jackson oo dhaliyay 4 gool.

Halkan Kaga bogo xiddigaha ugu goolasha badan premier League:

# Player Team Nationality Age Goolasha
1. Erling Braut Haaland Manchester City

Norway

24 10
2. Luis Díaz Liverpool

Colombia

27 5
3. Bryan Mbeumo Brentford

France

25 4
4. Jhon Durán Aston Villa

Colombia

20 4
5. Nicolas Jackson Chelsea

Senegal

23 4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here