Thomas Tuchel oo ka Hadlay Sababta uu Maqnaa Edouard Mendy ee Kulankii Tottenham

SHEFFIELD, ENGLAND - FEBRUARY 07: Edouard Mendy of Chelsea in action during the Premier League match between Sheffield United and Chelsea at Bramall Lane on February 07, 2021 in Sheffield, England. Sporting stadiums around the UK remain under strict restrictions due to the Coronavirus Pandemic as Government social distancing laws prohibit fans inside venues resulting in games being played behind closed doors. (Photo by Clive Mason/Getty Images)

Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa shaaca ka qaaday in goolhaye Edouard Mendy uusan ku qanacsaneyn inuu ciyaaro kulankii ay 3-0 kaga badiyeen Tottenham Premier League.

Xiddiga reer Senegal ayaa seegay guushii London derby kadib markii uu dhaawac soo gaaray bartamihii isbuuca kulankii Zenit St Petersburg waxaana lagu bedelay Kepa Arrizabalaga, kaasoo shabaqiisa ilaashaday.

Ka tagistii Mendy waxay ahayd wax lala yaabo, laakiin Tuchel ayaa sheegay inuusan ku saxsanayn kulanka lagu go’aamiyay goolasha qeybtii labaad Thiago Silva, N’Golo Kante iyo Antonio Rudiger.

Waxaan isku daynay usbuuca oo dhan Sabtidii tababarkana sidaas ayuu ahaa oo dhaawac ayuu dareemayay, ”ayuu yiri ninka Jarmalka ah.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*