Home Wararka Ciyaaraha Thomas Tuchel oo ka jawaabay wararka xanta ah ee Pierre-Emerick Aubameyang

Thomas Tuchel oo ka jawaabay wararka xanta ah ee Pierre-Emerick Aubameyang

0
Ad

Thomas Tuchel ayaa jawaab ka bixiyay wararka la xiriira Chelsea ee weeraryahanka Barcelona Pierre-Emerick Aubameyang .

33-sano jirkaan ayaa kaliya ku biiray Barcelona bishii Janaayo, laakiin warbixin dhawaan soo baxday ayaa lagu sheegay inuu u dhaqaaqi karo xagaagan.

Ad

Inkastoo Xavi uu weli doonayo inuu sii haysto weeraryahanka, Barcelona waxay u baahan tahay inay iska iibiso ciyaartoydeeda si ay boos ugu banneeyaan biilka mushaharkooda si ay u diiwaangeliyaan saxiixyadooda xagaaga.

Chelsea ayaa lala xiriirinayaa xiddiga heerka caalami ee dalka Gabon, ka hor kulankooda furitaanka Premier League ee Everton, Tuchel ayaa ka hadlay suurtogalnimada uu dib ula midoobi karo ciyaaryahan uu mar ku maamuli jiray Borussia Dortmund.

“Waxaa jira magacyo badan oo la xiiseenayo laakiin mararka qaarkood mala-awaal ayaa iska jira taasna kuma jirno

Aubameyang ayaa Barcelona u dhaliyay 13 gool 23 kulan oo uu u saftay, ciyaartoygii hore ee Arsenal ayaa qandaraaskiisa haatan uga hadhsan yahay saddex sano.

Previous articleCrystal Palace 0-2 Arsenal: Gunners oo guul ku bilaabatay Horyaalka Premier league-ga
Next articleLa Liga oo diiday isku day ay Barcelona ku doonaysay in ay ku diwaan galiyaan saxiixyo cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here