Thomas Tuchel oo loo magacaabay Tabaraha ugu Feecnaa Sanadkii 2021 ee FIFA

Hay’ada ugu sarreysa kubadda cagta ee FIFA ayaa ku dhawaaqday guuleystaha tababarihii ugu fiicnaa sanadkii tagay ee 2021 caalamka xilli ay tartamayeen saddexda macalin ee kala ah Pep Guardiola, Thomas Tuchel iyo Roberto Mancini.

Aan ku bilawnee Guardiola ayaa xilli ciyaareedkii tagay horyaalka Premier League kula soo guuleystay Manchester City halka uu sidoo kale gaadhsiiyay Final-ka Champions League.

Guuleystaha ayay FIFA u dooratay tababaraha Chelsea ee Tuchel oo sidoo kale soo hantay UEFA Super Cup oo ay gool kulaadyo kaga soo qaadeen Villarreal.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*