Todobaadkan iyo Shaxda ugu Feecan Horyaalka Premier league-ga oo lasoo saaray

Horyaalka Premier League ayaa maraya meel xiiso leh waxana jira kooxo badan iyo xiddigo badan oo qaab ciyaareed cajiib ah ku jira.

Kooxda Liverpool ayaa wali raadinaysa guul kadib makrii ay ba-baro niyad jab leh la gashay kooxda Man United.

Kooxaha Man City, Chelsea, Arsenal, Leicester City iyo Tottenham ayaa dhankooda gaadhay guulo muhiim ah todobaadkan.

Shabakada whoscored ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadkii 18-aad ee horyaalka premier League ee la ciyaaray 18 ilaa 18 bishan January.

Kooxda Arsenal oo garaacday Newcastle United todobadkan ayaa xiddigaha ugu badna ku leh shaxda iyaga oo ku leh 3 xiddig.

Dhanka kale kooxaha Fulham, Man City, Burnley, Man United, Leicester City, Chelsea, Tottenham iyo West Ham ayaa dhankooda min hal xiddig ku leh shaxda.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*