Van Dijk oo Rajo galiyay Jamaahiirta Liverpool kadib Muuqaal uu iska so duubay

Photo/Getty Image
Xidiga Daafaca reer Holland ayaa soo dhigay warbixin wanaagsan oo ku saabsan dib u soo laabashadiisa madaama uu weli ka soo kabanayo dhaawicii jilibka

Virgil van Dijk ayaa rajo galiyay jamaahiirta Liverpool guud ahaan Merseyside isagoo la wadaagay muuqaal soo kabasho ah oo muujinaya inuu ka shaqeynayo dhaqdhaqaaqiisa isagoo ku sugan qolka jimicsiga

Liverpool ayaa dharbaaxo weyn kala kulantay difaacashada horyaalka Premier League inta Van Dijk ku maqnaa dhaawaca jilibka ah tna iyo bishii October.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Netherlands ayaa lagu qasbay inuu garoonka ka baxo intii ay socotay ciyaartii ay barbaraha 2-2 ah la galeen Everton ee Merseyside derby.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*