Home Suuqa Kala iibsiga VAZQUEZ oo heshiis Cusub u saxiixay kooxda Real Madrid

VAZQUEZ oo heshiis Cusub u saxiixay kooxda Real Madrid

0
Daafaca garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Lucas Vazquez ayaa saxiixay heshiis cusub.

Vázquez, oo 33 jir ah, ayaa qandaraaska u kordhiyey ilaa xagaaga 2025.

Waxa uu dhaliyay seddex gool isagoo sameeyay sideed caawin 38 kulan oo tartan ah xilli ciyaareedkii hore.

Vazquez waxa uu ahaa ciyaaryahan muhiim u ah Real ‘Champions League iyo La Liga xilli ciyaareedkii hore.

Real Madrid ayaa sidoo kale xaqiijisay in Luka Modric, oo 38 jir ah, uu sii joogi doono sanad kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here