Si ka duwan Premier League iyo Faransiiska Ligue 1, Horyaalka Spain ee La Liga kuma faano dhaliyayaal badan oo Afrikaan ah taariikhdiisa hodanka ah.
Si kastaba ha noqotee, qaar ka mid ah wiilasha qaaradda africa loogu jecelyahay ayaa ka soo muuqday qeybinta sanadihii la soo dhaafay, iyadoo ay jiraan kuwa ay ka mid yihiin Samuel Eto’o, Yaya Toure iyo Michael Essien..
Shanta xiddig ee Afrika ugu goolasha badan La Liga
Jadwalka abid ugu goolasha badan La Liga waxaa ku badan ciyaartoy Isbaanish, Arjantiin, Faransiis iyo Uruguay ah. Laakiin waxaa jira ciyaartoy Afrikaan ah oo dhexda ku jira.
Xusuustaas, aan eegno shanta gool dhaliye ee La Liga ugu goolasha badan ee ka soo jeeda Afrika.