Home Suuqa Kala iibsiga Waa Kuma Xiddiga Ugu Goolasha Badan Taariikhda Kulamada Chelsea Iyo Man City?

Waa Kuma Xiddiga Ugu Goolasha Badan Taariikhda Kulamada Chelsea Iyo Man City?

0

Garoonka Stamford Bridge ayaa marti galin doona kulan adag oo ka tirsan horyaalka premier League.

Kooxda chelsea ayaa marti galinaysa kooxda difaacanaysa horyaalka ee Man City kulankoodii ugu horeeyay ee horyaalka.

Labada kooxood ayaa kala dhaliyay goolal badan xirfadooda intii ay iska hor yimaadeen taariikhda tartanka.

Xiddiga Sergio Aguero ayaa ah xiddiga ugu goolasha badan taariikhda labada kooxood ee chelsea iyo Man City.

Aguero ayaa dhaliyay 13 gool kulamadii uu ka hor tagay kooxda chelsea horyaalka premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here