Home Suuqa Kala iibsiga Waa kuwaan 11 saxiix ee aysamaysay chelsea ilaa haatan

Waa kuwaan 11 saxiix ee aysamaysay chelsea ilaa haatan

0

Kooxda chelsea ayaa sii wada xoojinta kooxdeeda iyada oo la soo saxiixatay xiddiga Joao Felix oo ay kala soo wareegtay Atletico Madrid.

Kooxda chelsea ayaa 11 saxiix samaysay ilaa haatan suuqa kala iibsiga xagaaga si ay ugu xoojiso kooxda.

Xiddigaha ay kooxdu la soo wareegtay waxa ku jira xiddigo da’yar ah oo aan la filayn in ay ka qayb ahaadaan kooxda.

Laakiin kooxda ayaa ku xoojinaysa da’yarka ka hor inta ayna u soo dalicin kooxda 1-aad ee ka ciyaarta premier League.

Xiddigaha Neto iyo Felix ayaa ah saxiixyada ugu qaalisan ee ay kooxdu samaysay ilaa haatan suuqa kala iibsiga xagaaga.

1.Pedro Neto – Wolves – £50m
2.João Félix – Atletico – £44.5m
3.Omari Kellyman – Aston Villa – £19m
4.Marc Guiu – Barcelona – £5m
5.Kiernan Dewsbury-Hall – Leicester – £30m
6.Tosin Adarabioyo – Fulham – xor
7.Renato Veiga – Basel – £12m
8.Caleb Wiley – Atlanta – £8.5m
9.Filip Jörgensen – Villarreal – £20m
10.Aaron Anselmino – Boca – £15.8m
11.Estêvão Willian – Palmeiras – qiimo aan la shaacin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here