Home Warar Ciyaaraha Maanta Waa Kuwaan Kooxaha Ee Uu Lionel Messi Ka Horyimid oo Weligiis...

Waa Kuwaan Kooxaha Ee Uu Lionel Messi Ka Horyimid oo Weligiis Gool Ka Dhalin.

0

21-kii sano ee lasoo dhaafay Lionel Messi waxa uu ciyaaray kulamo badan oo kubada cagta ah,waxa uu sameeyay caawinaad badan,waxana uu dhaliyay goolal badan.

Xaqiiqdii, waxa jira kaliya todoba kooxood oo uu Messi ka horyimid oo aan gool ka dhalin ama wax caawin ah ka samayn.

Waa sax waa laga yaaba inaad is waydiisid, lama ogaan karo kooxaha uu goolasha ka dhalin Leo Messi, laakin Waxaan aqoonsannay todobadaas naadi ee uu Messi weligiis gool ka dhalin.

Ogow tani waxay gaar u tahay xirfadda sare ee Messi.Kulamada heerka Barcelona B iyo dhalinyarada lama xisaabinayo, haddii kale waxaa jiri doona toban ama kow iyo toban naadi oo dheeri ah oo uu Messi gool ka dhalinin.

Waxaa ka mid ah kooxaha uu Messi Gool ka dhalinin….
  1. Udinese
  2. Toronto FC
  3. Bordeaux
  4. D.C. United
  5. Rubin Kazan
  6. CF Montreal
  7. UDA Gramenet

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here