Home Warar Ciyaaraha Maanta Waa Tan Shaxda Ay Real Madrid Kaga Hor Tagi Karto Stuttgart

Waa Tan Shaxda Ay Real Madrid Kaga Hor Tagi Karto Stuttgart

0

Kooxda Real Madrid ayaa bilaaban doonta daafaca tartanka champions League oo ay ku guulaysteen xilli ciyaareedkii hore.

Los Blancos ayaa la ciyaari doonta kooxda reer Germany ee Stuttgart kulankii ugu horeeyay ee labada kooxood ee tartanka.

Ancelotti ayaa doonaya in uu guul ku bilowdo difaacashada tartanka champions League.

Tababaraha reer Italy ayaa la filayaa in uu hubkiisa ku soo wada galo ciyaarta si uu u hubiyo in uu guul ku hogaamiyo kooxdiisa.

Xiddiga Mbappe ayaa la filayaa hogaamiyo weerarka kooxda Real Madrid isaga oo kulankiisii ugu horeeyay ee tartanka u ciyaari doona kooxda Real.

Halkan Kaga Bogo shaxda laga yaabo in ay Real ku ciyaarto.

Courtois; Carvajal, Eder Militao, Rudiger, Mendy; Valverde, Modric; Rodrygo, Bellingham, Vinicius Junior; Mbappe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here