Waa Tee kooxda ku dhow Saxiixa Erling Haaland.

Kooxda manchester city ayaa kaga horeysa kooxaha kale Saxiixa Erling Haaland sida ay shaaca ka qaaday daily Mail dhamaan Naadiyada doonaya waxaa kamid ah Real Madrid, Chelsea iyo Manchester United ayaa sidoo kale ka dambeeya xiddigga Borussia Dortmund.

Manchester United ayaa ka caga jiideysa inay gasho dagaal dalab ah, laakiin waxay umuuqataa mid laga yaabo inuu u imaanayo howlaha Haaland inkasta oo lagu sii daayay qodobka 2022.

Kooxda ay xafiiltamaan ee Manchester City, ayaa durbadiiba xiriir la sameysay wakiilka Haaland, Mino Raiola, kaasoo diyaar u ah inuu ka iibiyo kooxda uu maamulo Pep Guardiola ee man city.

 

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*