Waaa Kuma 5-ta Xidig ee ku fashilmay Barcelona Kuwaasi oo Qarash badan lagu maalgaliyay

Kooxda Barcelona ayaa lasoo wareegtay Xidigo muhiim ah kuwaasi oo ugu tala gashay buuxin boosaska ka banaan lakin lasoo wareegitaankooda waxay noqdeen kuwa fashilma iyadoo lagu qarash gareeyay lacag badan.

Philippe Coutinho ayaa kamid ah Xidigahaasi kuwaasi oo imaatinka Barcelona aanan sameynin wax isbadal ah isagoo ku fashilmay lacagtii markaasi lagu qarash gareeyay.

Ciyaaro.com ayaana dib u eegeysa 5-ta xidig ee ku fashilmay Barcelona.

5 Arda Turan

4 Andre Gomes

3 Malcom

2 Ousmane Dembele

1 Philippe Coutinho

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*