Wakiilka daafaca dambeedka midig ee kooxda Genoa Andrea Cambiaso oo xaqiijiyay xiriirka Inter Milan

Wakiilka daafaca dambeedka midig ee kooxda Genoa Andrea Cambiaso ayaa qirtay in Inter Milan ay dooneyso saxiixiisa.

Cambiaso ayaa diyaar u ah xagaagan ka dib markii Genoa ay ka laabatay Serie A .

“Waa ciyaaryahan ay Inter jeceshahay, sidoo kale kooxo kale oo badan,” Giovanni Bia ayaa u sharaxay sidaasi warbaahinta

“Waxaan ka hadalnay Cambiaso iyo sidoo kale qaar ka mid ah ciyaartoyda Argentine oo aan matalo.

“Waxaa jira dareen wanaagsan, wadadu wali way dheer tahay laakiin waxaan bilaabaynaa inaan wada hadalno.”

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*