Home Suuqa Kala iibsiga War Deg Deg ah: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixa João Félix

War Deg Deg ah: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixa João Félix

0

Kooxda chelsea ayaa sii wada lacagtii waalida ahayd ee ay suuqa galinaysay xagaagan.

Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyay in João Félix uu ku soo laabtay kooxda chelsea isaga oo si toos ah ugu biiray.

Blues ayaa xiddiga João Félix ka saxiixatay heshiis 2030 ah oo uu qalinka ugu duugay.

Xiddiga ayaa wakhti hore heshiiska shaqsiga ah la gaadhay kooxda chelsea si uu ugu soo laabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here