Home Suuqa Kala iibsiga War Deg Deg ah: Chelsea oo dhamaystirtay saxiixa xiddiga Aaron Anselmino

War Deg Deg ah: Chelsea oo dhamaystirtay saxiixa xiddiga Aaron Anselmino

0

Kooxda chelsea ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Aaron Anselmino sida uu xaqiijiyay Fabrizio Romano.

Chelsea ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Aaron Anselmino oo ka ciyaara daafaca dhexe una dhashay dalka Argentina.

Chelsea ayaa xiddiga dhashay sanadkii 2005 kaas oo ka ciyaara daafaca dhexe.

Anselmino waxay u safri doontaa UK isniinta si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Chelsea.

Waxa uu amaah ku joogi doonaa kooxda Boca Juniors ugu yaraan ilaa January.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here