Home Suuqa Kala iibsiga War Deg Deg ah: Man United Oo PSG Kala Heshiisay Saxiixa Manuel...

War Deg Deg ah: Man United Oo PSG Kala Heshiisay Saxiixa Manuel Ugarte.

0

Kooxda Man United ayaa u muuqata kuwo ugu dambayn ku guulaystay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Manuel Ugarte.

Waraka ayaa sheegaya in ay Man United kooxda PSG kala heshiisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Manuel Ugarte.

Man United ayaa xalay ogolaatay in ay bixiso lacag dhan 50 milyan oo euro iyo 10 milyan oo Guno ah si ay u hesho saxiixa Manuel Ugarte.

Xiddiga khadka dhexe ee Manuel Ugarte maanta u duuli doona Manchester si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Man United.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here