Home Suuqa Kala iibsiga War Deg Deg ah: RB Leipzig Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Barcelona...

War Deg Deg ah: RB Leipzig Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Barcelona Ka Gudbisay Saxiixa Dani Olmo.

0

Kooxda RB Leipzig ayaa diiday dalabkii ay Barcelona ka gudbisay saxiixa xiddiga Dani Olmo sida ay sheegayaan wararku.

Barcelona ayaa shalay dalab Rasmi ah oo dhan 55 milyan oo euro iyo gunooyin ka gudbisay saxiixa xiddiga reer Spain.

Barcelona ayaa wakhti hore heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga isaga oo ogolaaday heshiis 6 sano ah.

Si kasta ha ahaatee sida laga soo xigtay Sport, RB Leipzig ayaa haatan diiday dalabka ay Barcelona ka gudbisay saxiixa xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here