Home Horyaalka Spain War Deg Deg Ah: Xidiga Ronald Araujo oo maray Qaliin Caafimaad

War Deg Deg Ah: Xidiga Ronald Araujo oo maray Qaliin Caafimaad

0

Ronald Araujo ayaa maray qalliin caafimaad oo guul laga gaaray sida lagu Sheegay Bayaanka rasmiga ah oo kasoo baxay Kooxda Barcelona:

Laacibka kooxda koowaad ee Ronald Araujo ayaa maray qalliin caafimaad oo lagu guuleystay oo ka soo gaaray muruqa midig.

Nidaamka waxaa fuliyay Dr. Lasse Lampainen, oo hoos imaanayay kormeerka adeegyada caafimaadka naadiga, ee Turku, Finland.

Ku soo laabashadiisa tartanka ee Xidigan waxaa go’aamin doona soo kabashadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here