Home Suuqa Kala iibsiga War Deg Deg ah:Kooxda Atletico Madrid ayaa ugu dambayn dhamaystirtay saxiixa xiddiga...

War Deg Deg ah:Kooxda Atletico Madrid ayaa ugu dambayn dhamaystirtay saxiixa xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Julian Alvarez.

0

Kooxda Atletico Madrid ayaa ugu dambayn dhamaystirtay saxiixa xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Julian Alvarez.

Wargayska The Athletic ayaa sheegaya in ay kooxda Atletico Madrid heshiis la gaadhay Man City si ay u hesho saxiixa Julian Alvarez.

Atletico Madrid ayaa ka bixinaysa xiddiga Julian Alvarez lacag dhan 95 milyan oo euro marka lagu daro lacagaha gunooyinka ah.

Xiddiga Julian Alvarez ayaa marar badan xaqiijiyay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda Man City si uu ugu biiro koox uu joogto ugu ciyaaro.

Atletico Madrid ayaa saxiixa xiddiga Julian Alvarez ku garaacday kooxaha Arsenal iyo PSG oo doonayay saxiixiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here