Home Suuqa Kala iibsiga War Deg Deg ah:Liverpool Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Suuqa Xagaaga.

War Deg Deg ah:Liverpool Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Suuqa Xagaaga.

0

Kooxda Liverpool ayaa Valencia kala heshiisay saxiixa Goolhayaha Giorgi Mamardashvili sida ay sheegayaan wararku.

Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay Liverpool iyo Valencia isla meel dhigeen heshiiska Goolhayaha reer Gorgea.

Liverpool ayaa ogolaatay in ay bixiso lacag dhan 30 milyan oo euro iyo waliba 10 milyan oo gunooyin ah.

Waxa intaas sii dheer in Goolhaye Giorgi Mamardashvili uu hal sano oo amaah ah ku qaadan doona kooxda Valencia.

Goolhaye Giorgi Mamardashvili ayaa ah badalka mustaqbalka fog ee Alisson kaas oo ku jira sanadihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here