War Muhiim Ah: Daafaca Kounde oo heshiis la gaaray Chelsea

Daafaca kooxda Sevilla Jules Kounde ayaa heshiis shaqsi ah la gaaray kooxda Chelsea .

AS ayaa sheegtay in Kounde uu fasax ku jiro ka dib markii uu heshiis la gaaray Chelsea .

Kounde ayaana aad ugu dhow inuu ku biiro Blues.

Majaladda Isbaanishka ayaa sheeganeysa “dhammaan waddooyinka” inay daafaca dhexe ku hogaamin karaan Stamford Bridge xagaagan.

Si kastaba ha ahaatee, Barcelona ayaa sii wada inay isha ku hayso xiddiga heerka caalami ee dalka France maadaama uu tababare Xavi aad u doonayo.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*