Ad
Abaalmarinta shaqsiga ugu wanaagsan ee kubbadda cagta ayaa mar kale loo tartami doonaa ka dib maqnaanshaha sannad.
France Football ayaa daaha ka qaaday liiska xiddigaha u sharaxan abaalmarinta Ballon d’Or ee fiidnimada Jimcaha.
Ad
Waxaa sidoo kale la shaaciyey dadka u sharaxan abaalmarinta Kopa Trophy ee laacibka ugu fiican 21-jirada.
Liiskan Hoose ka Akhriso Xidigaha u sharaxan Abaalmarintan.
- Mason Greenwood (Manchester United/England)
- Bukayo Saka (Arsenal/England)
- Pedrà (Barcelona/Spain)
- Jérémy Doku (Rennes/Belgium)
- Ryan Gravenberch (Ajax/Netherlands)
- Jamal Musiala (Bayern Munich/Germany)
- Florian Wirtz (Bayer Leverkusen/Germany)
- Jude Bellingham (Borussia Dortmund/England)
- Giovanni Reyna (Borussia Dortmund/USA)
- Nuno Mendes (PSG/Portugal)