Home Suuqa kala iibsiga Wararka Suuqa Ciyaaraha Caawa: Philippe Coutinho, Julian Alvarez, Jordan Veretout, Matthias Ginter

Wararka Suuqa Ciyaaraha Caawa: Philippe Coutinho, Julian Alvarez, Jordan Veretout, Matthias Ginter

0
Ad

Philippe Coutinho ayaa laga yaabaa inuu ku laabto Brazil bisha Janaayo. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Barcelona, Sport

Manchester United ayaa isku dayaysa inay qabanqaabiso kulan ay la yeelanayso wakiilada xiddiga River Plate Julian Alvarez, sida uu Qoray TyC Sports .

Ad

Barcelona ayaa xiiseeneysa inay Alvaro Morata ku soo biiro Kooxdooda Xili uu amaah ku joogo Juventus  sida laga soo xigtay AS .

Newcastle ayaa isku diyaarinaysa inay dalab ka gudbiso Jordan Veretout. Foot Mercato.

Lazio ayaa isku dayaysa inay ku qanciso Luiz Felipe inuu saxiixo qandaraas cusub toddobaadyada soo socda, Calciomercato.

Inter ayaa ugu cadcad saxiixa daafaca Borussia Monchengladbach Matthias Ginter ka dib markii uu daafaca xaqiijiyay inuu ka tagi doono kooxda Bundesliga shan xilli ciyaareed ka dib,  GOAL

Previous articleManchester United 3-1 Burnley: Ronaldo oo Shabaqa soo taabtay iyadoo United ay garaacday Clarets
Next articleLabo kooxood oo Premier League ah oo Mushahar badan u soo bandhigay Ousmane Dembele

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here