Home Warka Xiisaha Leh Wararka Suuqa kala iibsiga: Real Madrid oo Dalab ka gudbisay Xidiga Erling...

Wararka Suuqa kala iibsiga: Real Madrid oo Dalab ka gudbisay Xidiga Erling Haaland, iyo Qodobo kale

0

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com

Sergi Roberto ayaa doonaya inuu ka tago Barcelona dhamaadka xili ciyaareed kaan, sida ay warineyso El Nacional .

Bayern Munich ayaa isha ku haysa xiddiga Ajax ee Sebastien Haller in uu noqdo badalka Robert Lewandowski ee weerarka. Sida laga soo xigtay Fichajes 

Marcelo Brozovic ayaa qarka u saaran inuu qandaraas cusub u saxiixo Inter. Sida laga soo xigtay Calciomercato 

West Ham iyo Newcastle ayaa muujiyay xiisaha ay u qabaan ku guuleystaha kabta dahabka ah ee Koobka Qaramada Afrika Vincent Aboubakar, sida uu sheegay Kick442 .

Real Madrid ayaa dalab ka gudbisay weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Haaland. Sida laga soo xigtay Sport ,

Manchester United ayaan filaynin in Paul Pogba uu badalo qorshihiisa mustaqbalka oo uu heshiis cusub u saxiixo, sidaas waxaa warinaysa Manchester Evening News .

ma jirto wax horumar ah oo laga gaaray wadahadalada qandaraaska ee u dhexeeya Bayern Munich iyo Serge Gnabry. Sida laga soo xigtay Kicker 

Barcelona ayaa weli dooneysa daafaca heerka caalami ee dalka Jarmalka Matthias Ginter, sida ay sheegtay Mundo Deportivo .

Brandon Williams ayaa ku wargeliyay Ralf Rangnick inuu mustaqbal dheer ku leeyahay Manchester United. , sida laga soo xigtay Metro , 

Previous articleBarcelona 1-1 Napoli: Torres oo gool Rigoore ku badbaadiyay Blaugrana
Next articlePSG oo isku dayaysa inay la hadasho Wakiilka Cristiano Ronaldo iyadoo ay jirto hubaal la’aan ku hareeraysan mustaqbalka Manchester United

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here