Wararka Suuqa kala iisbiga kuwooda ugu muhiimsan ee Caawa, Messi iyo Luis Suarez oo dib u midoobaya iyo Qodobo kale

ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga Qeybta Caawa oo habeen walbo saacadan oo kale aad la socotaa

Ciyaaro.com kala soco Xubintan Habeen kasta

Halyeeyga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa in uu kula midoobi doono saaxiibkiisii ​​hore Blaugrana ee Luis Suarez dalka Mareykanka wixii ka dambeeyay 2022. (Sportsmole)

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa in aan loo ogolaan doonin in uu si raqiis ah uga tago Old Trafford suuqa xagaagan. (Mutd)

Sevilla ayaa lagu soo waramayaa in la filayo inay ku guuleysato tartanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Isco dhamaadka xilli ciyaareedkaan. (AS)

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ayna wax niyad ah u hayn in ay samayso saxiixyo cusub inta lagu guda jiro suuqa January. (Dailymail)

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay weeraryahanka Atletico Madrid Diego Costa bartilmaameedka ugu macquulsan ee suuqa kala iibsiga. (As)

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa isku dayi doona inuu lasoo wareego weerarka kooxda Borussia Dortmun Erling Braut Haaland bisha January. (Sportsmole)

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*