Home Wararka Ciyaaraha Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Caawa Oo Arbaco Ah...

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Caawa Oo Arbaco Ah 11-da January

0

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com

Manchester City ayaa laga yaabaa inay soo gaabin karto amaahda Liam Delap ee Stoke City bisha Janaayo, sida uu sheegay  The Telegraph’s John Percy.

Aubameyang ayaanan u Ciyaaridoonin koox kale Marka laga reebo Chelsea iyo Barcelona sida uu qabo Xeerka FIFA. Sida uu shaaciyay Ronamo

Atletico Madrid ayaa wali wadahadalo kula jirta daafaca Leicester City Caglar Soyuncu. Sida laga soo xigtay saxafiga Matteo Moretto 

Watford ayaa doonaysa in ay amaah ku hesho xiddiga Manchester United Facundo Pellistri inta ka dhiman xilli ciyaareedkan, sida laga soo xigtay The Telegraph.

Aston Villa ayaa diyaarinaysa dalabkii ugu horeeyay ee 30 milyan euro ah si ay Matteo Guendouzi ugala soo wareegto Olympique de Marseille, sida laga soo xigtay Fabrice Hawkins.

Milan ayaa qorsheyneysa inay wadahadal la gasho Madrid si ay si joogto ah ula wareegto Diaz Sida uu sheegay Romano

Morton ayaa qandaraaska u kordhiyey kooxda Liverpool Sida lagu qoray Boga Kooxda ee FCLF

Steven Gerrard ayaa laga yaabaa inuu noqdo tababaraha xiga ee Poland ka dib markii laga ceyriyay shaqada Aston Villa, sida laga soo xigtay The Sun.

Atletico Madrid ayaa Chelsea wax ka weydiisay Pierre-Emerick Aubameyang, sida laga soo xigtay Evening Standard.

Thierry Henry ayaa beeniyay inuu xiriir la sameeyay xiriirka FA-ga Belgium si uu u qabto xilka maareeyanimada xulka qaranka ka dib markii uu kaaliyaha u ahaa tababarihii hore ee Roberto Martinez.

 

Previous articleKyle Walker-Peters oo Xiiso ka helaya Kooxaha Chelsea iyo Manchester United
Next articleWaxay Sacuudiga ugu Ciyaarayaan Koobka Spanish Super Cup Inay Lacag ka Sameeyaan, Lacagaha oo la Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here