Home Wararka Ciyaaraha Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Caawa Oo Sabti ah...

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Caawa Oo Sabti ah 14 May

0
Ad

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com

Juventus ayaa isku diyaarinaysa in ay dib ula soo saxiixato Paul Pogba kooxda Man United suuqa kala iibsiga ee xaggaaga waxana ay qorshaynaysaa in ay wadahadalo la furto saaxiibadiisa todobaadka dambe. Goal

Bayern Munich ayaa xiddiga Barcelona Ousmane Dembele ku dartay liiska bartilmaameedyada suuqa kala iibsiga xagaaga, sidaas waxaa warineysa Sky Sports .

Ad

Tababaraha Barcelona Xavi ayaa soo jeediyay in Frenkie de Jong mustaqbalkiisu uu ku xiran yahay xaalada dhaqaale ee kooxda. Goal

Carlo Ancelotti ayaa shaaca ka qaaday in Eden Hazard uu la sii joogi doono Real Madrid xilli ciyaareedka soo socda, isagoo intaa ku daray in ciyaaryahanka reer Belgium uu doonayo inuu sii joogo oo uu muujiyo tayadiisa ka dib markii uu dhaawac soo gaadhay. AS

Jude Bellingham ayaa dib u xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay Borrussia Dortmund mustaqbalka dhow, isaga oo meesha ka saaray suurtagalnimada in uu raaco wadadii saaxiibada sare ee kooxda isaga oo u dhaqaaqaya Premier League. Sport

Previous articleMohamed Salah oo ku dhaawacmay kulankii finalka FA Cup-ka ee Liverpool
Next articleHorudhac: West Ham United Vs Manchester City ee Horyaalka Premier league-ga Wararka Labada koox iyo Shaxda Macquulka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here