Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Caawa Oo Sabti Ah 25 June

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com

Liverpool ayaa laga yaabaa inay Mohamed Salah u ogolaato inuu ugu biiro Real Madrid 60 milyan oo ginni ($ 74m) xagaagan, sida ay qortay The Sun.

Arsenal ayaa qarka u saaran inay miiska u saarto dalabka ay ku doonayso xiddiga garabka uga ciyaara Leeds United Raphinha, sida laga soo xigtay Sky Sports News .

Manchester United  ayaa ku dhow inay Barcelona kala gaarto heshiiska xidiga  Frenkie de Jong ,  sida ay ogaatay GOOL  .

Chelsea ayaa xiriir la sameysay wakiilada Raheem Sterling si ay ugu dhaqaaqaan xiddiga Manchester City, sida uu qabo The Telegraph .

Barcelona ayaan ka bixi doonin wada xaajoodka ay kula jirto Ousmane Dembele waxayna si cad u sheegtay in uu aqbali karo dalabkooda haatan ama uu ka tagi karo kooxda,  GOAL

Samuel Umtiti ayaa ka tagi doona Barcelona xagaaga. Girona iyo dhowr kooxood oo Serie A ah ayaa xiiseynaya daafaca. ForcaBarca

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*