Arsenal, Chelsea iyo Manchester United ayaa sii xiiseynaya Dusan Vlahovic, iyadoo kooxda Juventus ay ka damacsan tahay inay ka iibiso 24-ka weeraryahanka reer Serbia, haddii uusan qandaraas cusub ogolaan. (TBR Football)
Kooxda Liverpool ayaa heshiiskii furitaanka heshiis uga dhigtay xidiga xulka masar Mohamed Saalax oo 32-jir ah. (Athletic – subscription required)
Liverpool ayaa sidoo kale doonaysa inay heshiisyo cusub ku kala saarto daafaca dhexe ee netherlands Virgil van Dijk iyo daafaca midig ee xulka dalka England Trent Alexander-Arnold oo 26 jir ah. (Star)
Kooxda Manchester City ayaa laga yaabaa inay ku xaaqdo kooxda Liverpool bareejada heshiis ay ku doonayo inay ku dhaadhacdo saxiixa laacibka qadka dhexe ee dalka Spain Martin Zubimendi oo 25 jir ah kana soo ciyaara kooxda Real Sociedad. (Football Insider)
Agaasimihi hore ee cayaaraha manchester United Dan Ashworth ayaa raalli ka noqday in ruben Amorim uu u magacaabo macalinka cusub ee kooxda wuxuuna taa badalkeeda ku tala galay in uu u dhaqaaqo madaxii hore ee xulka dalka Ingiriiska Gareth Southgate. (Manchester Evening News)
Crystal Palace oo ku doonaysa inay saxiixdo Rayan Cherki oo 21 jirka ah ee reer Faransiiska ah ee Lyon ayaa waxaa tartanka ku soo biiray naadiyada waaweyn ee yurub ee Paris St-Germain iyo kooxda Borussia Dortmund. (Sun)
Aston Villa ayaa kamid ah afarta koox ee Premier League-ga u xiiseynaya laacibka reer Turkey ee kooxda Juventus Kenan Yildiz oo 19-jir ah kaasoo kooxdiisa ay ku raadsan karto lacag dhan £66 m oo gini. (BirminghamLive)
AC Milan ayaa damacsan inay amaah ku gasho xidiga ay kala dooran karto xidiga qadka dhexe ee reer Ingriiska ee Chelsea Carney Chukwuemeka ee 21-ka kaasoo sidoo kale soo jiidanaya xiisaha ay kooxda Celtic u xiiseyneyso. (Italia)
18-jirka reer Brazil ee kooxda Real Madrid ee Endrick ayaa go’aan ka gaaray inuusan amaah ku qaadan doonin bisha Janaayo, uuna sii wadi doono in uu ku dagaalami doono boos ciyaareed. (Marca – in Spanish)
Garabka uga ciyaara Georgia Khvicha Kvaratskhelia, oo ah 23, ayaa ku dhow inuu heshiiska u kordhin u saxiixo Napoli ilaa iyo sanadka 2029. (Corriere dello Sport – in Italian)
West Ham ayaa u tixgelisay Massimiliano Allegri in uu yahay ku xigeenka hogaamiyaha haatan ee Julen Lopetegui balse qarashka ku baxay ayaa ka dhigaya mid aan ku soo bilowanin ciyaaryahan aan lasoo xiganin. (Football Insider)