Qaabka liverpool ay ku dooneyso inay laacibka Brazil ee Joao Pedro ayaa laga yaabaa in ay sugto ilaa xagaaga maadaama ay seagulls ku dooneyso dalabka 23-jirkaani uu 23-jirkaani ka dhigayo dhaqaaq adkaan doona bishaAn January. (Football Insider)
Paris St-Germain ayaa doonaysa inay bixiso 100m oo euro ah (£83m) si ay u saxiixdo laacibka reer Sweden ee Newcastle United Alexander Isak oo 25-jir ah. (Fichajes – in Spanish)
PSG ayaa sidoo kale doonaysa inay kiciso £48m oo lagu xukumo heshiiska garabka kooxda Athletic Bilbao ee Nico Williams – laakiin Manchester United iyo Barcelona ayaa sidoo kale xiiseynaya 22-jirkaan xidigaan xulka dalka Spain. (El Desmarque – in Spanish)
Kooxda Newcastle ayaa kamid ah kooxaha xiiseeya kooxda Barcelona Eric Garcia oo ah 23-jir, balse daafacii hore ee kooxda Manchester City ayaa doonaya in uu sii joogo nou Camp oo uu ku dagaalamo booska kooxda koowaad. (Sport – in Isbaanish)
Kooxda Crystal Palace ayaa doonaysa inay 25-ka bisha Janaayo kala saxiixdo laacibka qadka dhexe ee reer German Benfica Jan-Niklas Beste 25-ka. (Sky Sports Switzerland)
Kooxda Real Madrid ayaa ka fakareysa inay u dhaqaaqdo daafaca dhexe ee rafa Marin oo da’doodu ka sareyso 21-ka da’aad ee dalka Spain Rafa Marin, kaasi oo tababar ku qaatay akadeemiyada da’yarta isla markaana haatan u ciyaara kooxda Napoli ee dalka Spain. (Fichajes – in Spanish)
Kooxaha Blackburn Rovers iyo Burnley ayaa doonaya inay kala saxiixdaan laacibka reer Scotland Oli McBurnie oo 28-jir ah kana soo safta kooxda Spain ee Las Palmas. (Sun)
Barcelona ayaa kala kulantay kalsoonida ay kala kulanto xidiga qadka dhexe ee netherland Frenkie de Jong waxaana ay u muuqataa in marba marka ka dambeysa ay u badantahay in 27-jirkaan uu ka tagi doono kooxda spain. (Relevo – in Spanish)
Kooxda Leicester City ayaa safka u gelinaysa heshiis £8 milayn ah bartamaha xulka Argentine Valentin Gomez oo 21-jir ah kana soo jeeda Velez Sarsfield. (Sun)
Garabka dalka Spain Lamine Yamal oo 17-jir ah ayaa ku dhow inuu heshiiska u kordhiyo kooxda Barcelona illaa iyo 2030-ka. (Nicolo Schira)
Kooxda Newcastle ayaa u ogolaan doonta in xidiga xulka England Callum Wilson oo 32-jir ah uu si xor ah ugu baxo marka uu qandaraaskiisa ka dhamaado xilli ciyaareedkaan. (Insider)