Waqtigan oo kale xagaaga kasta waxaa kooxaha waa wayn ee Premier League ku yimaada isbadalo badan iyada oo ay kooxuhu sameeyaan saxiixyo cusub si ay kooxahooda isbadal ugu sameeyaan balse sidoo kale waxaa kooxaha siyaabo kala duwan uga baxa xidigo hore uga tirsanaa.
1-Arsenal-Ciyaartoyda ku soo biirtay iyo kuwa ka tagay
Isbadal badan ayaa xagaagan ka socoda kooxda Arsenal waxaana jira ciyaartoy tiro badan oo kooxda laga fasaxay iyada oo qaar ka mid ahi ay amaah ku baxeen halka kuwo kale ay si xor ah suuqa ku galeen.
Ciyaartoyda Arsenal Ku Soo biiray
Lucas Nygaard – Nordsjaelland- si xor ah ayuu ugu soo biiray
David Raya – Brentford, £27m
Tommy Setford – Ajax, qiimaha lama shaacin
Ciyaartoyda Arsenal Ka Baxday
Mika Biereth – Sturm Graz, £4m
Omari Benjamin – Everton, free
Luis Brown – West Ham, free
Catalin Cirjan – Dinamo Bucharest, free
Noah Cooper – Stoke, free
Amario Cozier-Duberry – Brighton, free
Ovie Ejeheri – FC Midtjylland, free
Taylor Foran – Bromley, free
Arthur Okonkwo – Wrexham, free
Kamarni Ryan – Burnley, free
Ruell Walters – Luton, free
Maura Bandeira – Released
Henry Davies – Released
Mohamed Elneny – Released
Hubert Graczyk – Released
James Hillson – Released
Henry Jeffcot – Released
Tyreece John-Jules – Released
Alex Kirk – Released
James Lannin-Sweet – Released
Cedric Soares – Released
Kido Taylor-Hart – Released
Jack Henry-Francis – Sligo Rovers, loan
Nuno Tavares – Lazio, loan
Albert Sambi Lokonga – Sevilla, loan
2-Chelsea-Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay iyo Kuwa Ka Baxay Blues
Chelsea markale ayay dhaq dhaqaaq xoogan ka wadaan suuqa inkasta oo ay sanadkii hore khasaare wayni soo gaadhay . Chelsea oo doonaysa in ay dib u qaabayn ku samayso kooxdeeda ayaa haddaba xidigo badan la soo saxiixatay.
Ciyaartoyda Chelsea ku soo biiray
Kiernan Dewsbury-Hall – Leicester, £30m
Marc Guiu – Barcelona, £5m
Omari Kellyman – Aston Villa, £19m
Tosin – Fulham, free
Renato Veiga – FC Basel, £12m
Caleb Wiley – Atlanta United, undisclosed
Estevao Willian – Palmeiras, £29.1m
Ciyaartoyda Chelsea Xagaagan Ka Baxday
Chinoso Chibueze – Stoke, undisclosed
Jamie Cumming – Oxford, undisclosed
Michael Golding – Leicester, undisclosed
Lewis Hall – Newcastle, £28m
Omari Hutchinson – Ipswich, £18m
Ian Maatsen – Aston Villa, £37.5m
Charlie Webster – Burton, undisclosed
Hakim Ziyech – Galatasary, undisclosed
Dion Rankine – Wigan, free
Thiago Silva – Fluminense, free
Josh Brooking – Released
Noah Hay – Released
Ted Curd – Hampton & Richmond, loan
Teddy Sharman-Lowe – Doncaster, loan
Dylan Williams – Burton, loan
3- Liverpool
Liverpool wali waa kooxda kaliya ee ka tirsan kooxaha waa wayn ee Premier League ee aan wali hal ciyaartoy la soo saxiixan laakiin waxaa jira ciyaartoy badan oo qaabab kala duwan kooxda looga diray
Ciyaartoyda Liverpool Ka Baxay
Anderson Arroyo – Burgos, undisclosed
Adrian – Real Betis, free
Melkamu Frauendorf – Hannover, free
Nathan Giblin – AFC Liverpool, free
Francis Gyimah – Stoke, free
Luke Hewitson – Fleetwood, free
Zac Jagielka – Hull, free
Adam Lewis – Morecambe, free
Joel Matip – Released
Mateusz Musialowski – Released
Niall Osborne – Released
Cody Pennington – Released
Matteo Ritaccio – Released
Calvin Ramsay – Wigan, loan
Thiago Alcantara – Retired
4-Manchester City
Manchester City oo afar xili ciyaareed oo xidhiidh ah ku soo guulaysatay koobka horyaalka Premier League ayaan wali samayn saxiixyo badan laakiin waxa ay ku guulaysteen Savio oo ay 33.6 milyan kagala soo wareegeen kooxda Troyes.
Savio – Troyes, £33.6m
Ciyaartoyda Man City Ka Baxday
Liam Delap – Ipswich, £20m
Tommy Doyle – Wolves, £4.3m
Lewis Fiorini – Stockport, undisclosed
Sergio Gomez – Real Sociedad, undisclosed
Taylor Harwood-Bellis – Southampton, £20m
Josh Adam – Released
Jamal Baptiste – Released
5-Manchester United
Manchester United oo wali raadinaysa in ay dib ugu soo laabato doorkii ay horyaalka Premier League ku lahayd ayaa suuqa si wayn uga dhex muuqata waxaana ku soo biiray xidigo ay filayaan in ay isbadal fiican u samayn doonaan.
Ciyaartoyda Man United ku soo biirtay
Leny Yoro – Lille, £58.9m
Joshua Zirkzee – Bologna, £36.5m
Silva Mexes – Ipswich, compensation
James Overy – Perth Glory, free
Ciyaartoyda Man United ka baxday
Alvaro Fernandez – Benfica, £5.1m
Mason Greenwood – Marseille, £26.6m
Willy Kambwala – Villarreal, £9.6m
Donny van de Beek – Girona, £7.6m
Omari Forson – Monza, free
Charlie McNeill – Sheffield Wednesday, free
Marcus Lawrence – Released
Anthony Martial – Released
Kie Plumley – Released
Shola Shoretire – Released
Raphael Varane – Released
Brandon Williams – Released
Tom Huddlestone – Retired
6-Tottenham
Ciyaartoyda Tottenham Ku Soo Biirtay
Lucas Bergvall – Djurgarden, £8.5m
George Feeney – Glentoran, undisclosed
Archie Gray – Leeds, undisclosed
Timo Werner – RB Leipzig, loan
Ciyaartoyda Tottenham ka baxday
Eric Dier – Bayern Munich, £3m
Troy Parrott – AZ Alkmaar, £6.7m
Joe Rodon – Leeds, undisclosed
Kieran Morgan – QPR, free
Ivan Perisic – Hajduk Split, free
Japhet Tanganga – Millwall, free
Billy Heaps – Released
Tanguy Ndombele – Released
Charlie Sayers – Released
Ryan Sessegnon – Released
Han Willhoft-King – Released
Matthew Craig – Barnsley, loan
Pierre-Emile Hojbjerg – Marseille, loan