Home Suuqa Kala iibsiga Wat Deg Deg ah:Liverpool Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Saxiixeedii Ugu...

Wat Deg Deg ah:Liverpool Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Saxiixeedii Ugu Horeeyay

0

Kooxda Liverpool ayaa doonaysa saxiixa Goolhayaha kooxda Valencia ee Giorgio Mamardashvili.

Liverpool ayaa doonaysa in ay dhamaystirto saxiixa Goolhayaha Giorgio Mamardashvili kaas oo ay doonayso in ay ku xoojiso kooxda 1-aad.

Wararka ayaa sheegaya in ay Liverpool dalab 35 milyan ah ka gudbisay saxiixa Goolhaye Giorgio Mamardashvili.

Si kasta ha ahaatee Liverpool ayaa amaah ku diraysa Goolhayaha si uu xilli ciyaareedka Soo socda amaah ugu maqnaado.

Kooxda Bournemouth ayaa ah kooxda la filayo in uu ku biiro si amaah ah xilli ciyaareedka soo socda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here