Home Wararka Ciyaaraha Maanta Wax ka ogoow ciyaartoyda ugu taajirsan aduunka 2021.

Wax ka ogoow ciyaartoyda ugu taajirsan aduunka 2021.

0

Marka laga hadlo dhamaan ciyaartoda ciyaara kubada cagta iyo dhamaan kuwii soo ciyaaray iyo waxa sheegta Sports oo dhan 10 ka xidig ee ugu taajirsan sanadkaan curdunka ah ee 2021 oo kaliya lagu jiro bishii koobaad ee Janaury.

Warbixintaan oo ay qortay CEO World ayaa soo qaadatay toban shaqsi oo loo arko ineey yihiin kuwa heysta lacago waali ah hadaba ka boggo 10 ka shaqsi iyo sida ay u kala horeeyaan iyo lacagta ay heystaan ninka ugu horeeyana waa ronaldo.

World’s Richest Soccer Players, 2021

1 🇵🇹C Ronaldo: $500m
2 🇬🇧D Beckam: $450m
3 🇦🇷L Messi: $400m
4 🇬🇧Dave Welan: $210m
5 🇧🇷Neymar: $200m
6 🇸🇪Z Ibrahimovic: $190m
7 🇬🇧W Rooney: $170m
8 🇧🇷Ronaldo: $160m
9 🇬🇧G Bale: $145m
10 🇫🇷T Henry: $130m

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here